Saaka & Xubintii Ciyaaraha iyo cRaxmaan Yamani

Saaka & Xubintii Ciyaaraha iyo cRaxmaan Yamani

Waxaa la ciyaaray kulamo ka tirsana horyaalka ingiriiska iyo hal kulan oo ka tirasana koobka FA Cup. Dhanka kale waxaa la ciyaari doonaa maanta kulamo kale oo ka tirsan horyaalka Ingiriiska iyo hal kulan oo ka tirsan koobka FA Cup.

Horyaalka Spain asna waxaa la ciyaari doona kulanka adduunka ugu xiisaha badan ee el-Classico.

Waa mar kale iyo Saaka & Xubintii Ciyaaraha iyo Cabdiraxmaan Yamani oo ku sugan xarunta Daljir Bossaso. Yaa badiyey, yaa laga badiyey, maxaa se ka cusub naadiyada ciyaaraha adduunka? Halkan kaga bogo oo hoos ka dhegayso warbixintii koobnayd ee Yamani iyo Saaka & Xubintii Ciyaaraha!

Hoos ka dhegayso

 

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com