Saaka & Xubintii Ciyaaraha iyo cRaxmaan Yamani (dhegayso)

Hal kulan oo ka tirasaa horyaalka Ingiriiska ayaa xalay la ciyaaray, kooxda Tottenham Hotspurs ayaana guul muhiim ah gaadhay.

Dhanka kale kooxaha kaladuwan ee qaarada Yurub ayaa indhaha la sii raacaya ciyaartoyda ay doonayaan in ay la soo wareegaan kaddib marka xili ciyaareedkan gabagabada ah uu dhamaado.

Waa mar kale iyo Saaka & Xubintii Ciyaaraha iyo Cabdiraxmaan Yamani oo ku sugan xarunta Daljir Bossaso. Yaa badiyey, yaa laga badiyey, maxaa se ka cusub naadiyada ciyaaraha adduunka? Halkan kaga bogo oo hoos ka dhegayso warbixintii koobnayd ee Yamani iyo Saaka & Xubintii Ciyaaraha!

Hoos ka dhegayso

  

 


Posted

in

by

Tags:

Comments

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com