Saaka & Xubintii Ciyaaraha iyo cRaxmaan Yamani (Dhegayso)

Saaka & Xubintii Ciyaaraha iyo cRaxmaan Yamani (Dhegayso)

Waxaa la ciyaaray kulan ka tirasana koobka Champions League-ga, wareegga afar dhamaadka lugta hore. Dhanka kale maanta waxaa la ciyaari doona kulan kale oo ka tirsan Champions League-ga isla lugta hore.

Waa mar kale iyo Saaka & Xubintii Ciyaaraha iyo Cabdiraxmaan Yamani oo ku sugan xarunta Daljir Bossaso. Yaa badiyey, yaa laga badiyey, maxaa se ka cusub naadiyada ciyaaraha adduunka? Halkan kaga bogo oo hoos ka dhegayso warbixintii koobnayd ee Yamani iyo Saaka & Xubintii Ciyaaraha!

Hoos ka dhegayso

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com