Saaka & Xubintii Ciyaaraha iyo cRaxmaan Yamani (Dhegayso)

Saaka & Xubintii Ciyaaraha iyo cRaxmaan Yamani (Dhegayso)

Horyaalka Ingriiska ayaa gabogabo ku sii dhawaanaya, hal kulan xalay laga ciyaaray kooxdii ku sii dhawanaysay hoggaaminta horyaalka ayaa guuldaro la kulantay.

Dhanka kale, maanta kulamada ugu xiisaha badan ayaa la ciyaari doona waxaana lagu wadaa in kooxaha u dagaalamaya ka soo qaybgalka Champion League-ga ay dagaal xoogan gali doonaan.

Waa mar kale iyo Saaka & Xubintii Ciyaaraha iyo Cabdiraxmaan Yamani oo ku sugan xarunta Daljir Bossaso. Yaa badiyey, yaa laga badiyey, maxaa se ka cusub naadiyada ciyaaraha adduunka? Halkan kaga bogo oo hoos ka dhegayso warbixintii koobnayd ee Yamani iyo Saaka & Xubintii Ciyaaraha!

Hoos ka dhegayso

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 2
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com