Saaka & Xubintii Ciyaaraha iyo cRaxmaan Yameni (dhegayso)

HomeCiyaaraha

Saaka & Xubintii Ciyaaraha iyo cRaxmaan Yameni (dhegayso)

Kooxda Barcelona ee dalka Spain ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqday in ay kooxda Benfica kala heshiisay iibka difaaca midig, Nélson Semedo. Manchester

Barnaamijka Ciyaaraha ee Sports News iyo Cabdiraxman Yemani (dhegayso)
FADEEXAD DULHOGANAYSA XIRIIRKA KUBADDA CAGTA PUNTLAND MISE WAA HAWL KALE & MUSUQ AAN LOO MEEL DEYIN?
Manchester City iyo Raxiim Sterling oo weli loo toog la’yahay (dhegayso)

Kooxda Barcelona ee dalka Spain ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqday in ay kooxda Benfica kala heshiisay iibka difaaca midig, Nélson Semedo.

Manchester City ayaa iyana si toos ah u shaacisay in ay la soo wareegtay Kyle Walker, waxayna Manchester City difaacahaan reer England ka bixinaysaa £54 milyan oo Ganiga Ingiriiska ah si ay uga dhigto difaacii suuqa kala iibsiga abid ugu qaalisanaa.

Waa mar kale iyo Saaka & Xubintii Ciyaaraha iyo Cabdiraxmaan Yameni oo ku sugan xarunta Daljir Bossaso. Yaa badiyey, yaa laga badiyey, maxaa se ka cusub naadiyada ciyaaraha adduunka? Halkan kaga bogo oo hoos ka dhegayso warbixintii koobnayd ee Yamani iyo Saaka & Xubintii Ciyaaraha!

Hoos ka dhegayso

 

 

 

  

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: