Saaka & Xubintii Ciyaaraha iyo cRaxmaan Yameni (dhegayso)

Saaka & Xubintii Ciyaaraha iyo cRaxmaan Yameni (dhegayso)

Ciyaaryahanka kooxda Manchester United, Ander Herrera, ayaa meesha ka saaray in uu wax dalab ah ka helay kooxda dalkiisa Spain ee Barcelona wuxuuna si cad u sheegay in Man United uu ku faraxsan yahay isla markaana si wayn loo qiimeeyay. Ander Herrera ayaa hoos u dhigay wararkii la xidhiidhinayay Barcelona.

Chelsea ay ayana doonayso sidii ay Manchester City ugala soo wareegi lahayd Sergio Aguero oo lagu wado inuu kooxda ka tago ka dib markii kooxdu ay keensatay ciyaartoy cusub

Waa mar kale iyo Saaka & Xubintii Ciyaaraha iyo Cabdiraxmaan Yameni oo ku sugan xarunta Daljir Bossaso. Yaa badiyey, yaa laga badiyey, maxaa se ka cusub naadiyada ciyaaraha adduunka? Halkan kaga bogo oo hoos ka dhegayso warbixintii koobnayd ee Yamani iyo Saaka & Xubintii Ciyaaraha!

Hoos ka dhegayso

 

 

 

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com