Saaka & Xubintii Ciyaaraha iyo cRaxmaan Yameni (dhegayso)

Saaka & Xubintii Ciyaaraha iyo cRaxmaan Yameni (dhegayso)

Suuqa kala iibsiga ciyaartoyda qaarada Yurub ayaa ku socda si xawli ah, oo qaar kamid ah naadiyada Ingiriiska ay doonayaan in ay sannadkaan dhanka Champion League-ga  tallaabo wax-ku-ool ah  ka soo hoyiyaan.

Naadiga Manchester United ayaa sii xoojiyey doonitaanka ciyaaryahanka kooxda Everton, Romelu Lukaku, kaas oo hadda ay u muuqato in uu ka tagi doono kooxdiisa maadama qalbigiisa ay ka hillaacayaan koobaab iyo horyaalo is dabajooga.

Waa mar kale iyo Saaka & Xubintii Ciyaaraha iyo Cabdiraxmaan Yamani oo ku sugan xarunta Daljir Bossaso. Yaa badiyey, yaa laga badiyey, maxaa se ka cusub naadiyada ciyaaraha adduunka? Halkan kaga bogo oo hoos ka dhegayso warbixintii koobnayd ee Yamani iyo Saaka & Xubintii Ciyaaraha!

Hoos ka dhegayso

 

 

 

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com