Saaka & Xubintii Ciyaaraha iyo cRaxmaan Yameni (dhegayso)

Saaka & Xubintii Ciyaaraha iyo cRaxmaan Yameni (dhegayso)

Isbuucyadii ugu danbeeyay waxay saxaafada Spain qoraysay in Carlo Ancelotti uu doonayo saxiixa James Rodriguez oo lagu wado inuu ka tago kooxda Real Madrid

Kooxda Real Madrid ayaa si rasmi ah u soo bandhigtay Theo Hernández ee reer France  oo ay kala soo wareegtay kooxda Atletico Madrid.

Waa mar kale iyo Saaka & Xubintii Ciyaaraha iyo Cabdiraxmaan Yameni oo ku sugan xarunta Daljir Bossaso. Yaa badiyey, yaa laga badiyey, maxaa se ka cusub naadiyada ciyaaraha adduunka? Halkan kaga bogo oo hoos ka dhegayso warbixintii koobnayd ee Yamani iyo Saaka & Xubintii Ciyaaraha!

Hoos ka dhegayso

 

 

 

 

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com