Saaka & Xubintii Ciyaaraha iyo cRaxmaan Yameni (dhegayso)

Saraakiisha waaxda cashuuraha dalka Spain ayaa baadhitaano lama filaan ah ku sameeyay Cristiano Ronaldo iyo qoyskiisa oo hada fasax ku qaadanaya Balearic Islands. Fasax, the rich and famous iyo  paparazzi yaa ayana kala reebi doona!

Tan canshuuraha, waayahaan rag badan baan canshurta bixin oo la dabajoogaa uuna ugu danbeeyey laacib sare Leo Messi. Illeen canshuur ka cararku Soomaali gooni uma aha!

Dhanka kooxda Barcelona ayaa dhigooda Benfica waxayna kala xaajoonayan arinta ku saabsan in naadiga Barelona ay helaan ciyaaryahanka lagu magaacabo Nélson Semedo.

Waa mar kale iyo Saaka & Xubintii Ciyaaraha iyo Cabdiraxmaan Yameni oo ku sugan xarunta Daljir Bossaso. Yaa badiyey, yaa laga badiyey, maxaa se ka cusub naadiyada ciyaaraha adduunka? Halkan kaga bogo oo hoos ka dhegayso warbixintii koobnayd ee Yamani iyo Saaka & Xubintii Ciyaaraha!

Hoos ka dhegayso

 

 

 

 


Posted

in

by

Tags:

Comments

One response to “Saaka & Xubintii Ciyaaraha iyo cRaxmaan Yameni (dhegayso)”

  1. sakariye saed Mohamed

    wararka waan kahelaa waxaaan rajahynayaa inaan soo dhaweey xubinta cayaaraha I love the foot ball

U Jawaab sakariye saed Mohamed Buri halceliska

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com