Saaka & Xubintii Ciyaaraha iyo cRx Yameni: Jadwalka Laliga oo la Dhajiyey (dhegayso)

Sidii ballantu ahayd waxaa la sameeyay isku aadka horyaalka La Liga xilli ciyaareedka 2017/2018 iyada oo Barcelona ay kulanka ugu horeeya la ciyaari doonto Real Betis, halka difaacdayaasha horyaalka ay la ciyaari doonaan Deportivo La Coruna.

Liverpool ayaa dhameystirtay saxiixa daafacii Hull City & Qaranka Scotland, Andrew Robertson, kaas oo ay kula soo wareegtay adduun dhan $8 Million.

Dhanka Nemanja Matic, waxaa la soo sheegayaa in ay ka go’antahay in uu Old Traffrod kula midoobo macalinkiisii hore ee Jose Mourinho.

Waa mar kale iyo Saaka & Xubintii Ciyaaraha iyo Cabdiraxmaan Yameni oo ku sugan xarunta Daljir Bossaso. Yaa badiyey, yaa laga badiyey, maxaa se ka cusub naadiyada ciyaaraha adduunka? Halkan kaga bogo oo hoos ka dhegayso warbixintii koobnayd ee Yamani iyo Saaka & Xubintii Ciyaaraha!

Hoos ka dhegayso xubintii ciyaaraha oo faahfaahsan.

 

 

 

 

 


Posted

in

by

Tags:

Comments

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com