Saamaynta Abaartii Sima iyo Gobolka Galgaduud (dhegayso warbixin)

Saamaynta Abaartii Sima iyo Gobolka Galgaduud (dhegayso warbixin)

Magaalada Caabudwaaq ee waqooyiga gobolka Galgaduud ayaa waxaa gaarey boqolaal qoys oo ku xoola beelay abaartii SIMA ee dhowaan ku dhufatay dhulka Soomaalidu degto, waxaana qoysaskaasi iyo xaaladdooda nololeed warbixin ka diyaariyey Cumar Laki Man.

DHEGAYSO

Faallee ama ka falceli mowduuca kore oo ku guulayso $1 Golis prepaid ah.

Qaybta hoose ee faallooyinka iyo falceliska ku qor magacaaga iyo moobilkaaga Golis, ama email wata magacaaga oo buuxa iyo moobilkaaga noogu soo hagaaji: [email protected]

FAALLOOYIN

Website 0