Saddex Caruur ah ayaa ku dhimatay kadib markii ay biyo ka qaateen togga Xaariso oo qiyaastii 6 Kiilo meter ka xiga dhanka Bari ka xiga degaanka Sallax ee gobolka Mudug.
Gudoomiye ku xigeenka Sallax Cabdiraxmaan Axmed Yusuf oo laso xariiray Radio Daljir ayaa Sheegay in sababta ay u dhinteen ay tahay biyo badnida Togga iyo da da ilamaas oo uu Kusheegay Wiil 8 jir ah iyo labada gabhood oo 6 jir ah ayna kala dhaleen Caruurta dhimatay labo nin oo walaalo ah.
DHEGAYSO
COMMENTS
Saddex Carruur ah oo Biyo Kula Tageen Togga Xaariso ee Gobolka Mudug alah ha u naxaristo dadka reer miyiga ah oo dooxooyinka biyaha maraan dagan waxa leyhy iskaga guura oo meelha caadiga daga