Darawalada Gaadiidka Iskarogada ee Qardho oo ka Cabanaya Kor-u-kaca Dollarka (sawirro & codod)

HomeWararka

Darawalada Gaadiidka Iskarogada ee Qardho oo ka Cabanaya Kor-u-kaca Dollarka (sawirro & codod)

Darawalada gaadiidka magaalada Qardho ee xarunta gobolka Karkaar ayaa waxa ay siweyn uga cabanayaan korukaca kuyimid qiimaha lagu sarifo lacagaha qalaad gaar ahaan dollarka. Wadayaasha gaadiidka gaar ahaan kuwa ka shaqeeya dhismaha ayaa sheegay in qiimaha kor u kacay ee dollarku uu saamayn xoogan ku yeeshay shaqo maalmeedkooda oo kutiirsan dhismaha. SAWIRRO+COD http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/49193/59180c5e03010024e154deac/codka+Dareewalada+baaburta+iska+rogayasha+.mp3

Dhuusamareeb: Maxaad ka ogtahay Labo kursi oo Golaha Shacabka ah oo loolan adag galidoona?
Saaka & Dunida iyo Xasan heykal, Daljir Garoowe (dhegayso)
KUURIYADA WAQOOYI OO TIJAABISEY GANTAAL CUSUB

Darawalada gaadiidka magaalada Qardho ee xarunta gobolka Karkaar ayaa waxa ay siweyn uga cabanayaan korukaca kuyimid qiimaha lagu sarifo lacagaha qalaad gaar ahaan dollarka.

Wadayaasha gaadiidka gaar ahaan kuwa ka shaqeeya dhismaha ayaa sheegay in qiimaha kor u kacay ee dollarku uu saamayn xoogan ku yeeshay shaqo maalmeedkooda oo kutiirsan dhismaha.

SAWIRRO+COD

COMMENTS

WORDPRESS: 2
  • Siciid joqoraafi 7 years ago

    Horta in cabashadooda wax laga qabto wey tahay laakin waqti baa jirtay doolarku mareyay 2,100,000 ay halkii lowr ee dhagax ah ay ku keenayeen 1000,000 marka dadweynaha cabashooda waxba lagma qaban mideeda kale niiska iyo dhagaxa ay soo guraan taxti lagama qaado..

  • Darawalada Gaadiidka Iskarogada ee Qardho cabashadooda dowladu wa in ayay tix galisa

DISQUS: