Safiirkii Mareykanka ee Is^raa’iil oo qaylodhaan soo gaarsiiyey Trump iyo Trump oo daabacay qaylodhaanta safiirka

Safiirkii Mareykanka ee Is^raa’iil oo qaylodhaan soo gaarsiiyey Trump iyo Trump oo daabacay qaylodhaanta safiirka

Qayladhaanta uu safiirka Mareykanka ee Israa’iil u soo diray Trump waxaan ku soo koobi karnaa intan: “Madaxweyne maanta badbaadi Israa’iil, badbaado ayey kaa rabtaa e!”

Safiirka oo haysta diinta ‘Evangelical’ Kirishyaanka (Christian Zionist) ahna nin rumeysan in dadka Ya^hda Alle ka doortay dadka kale, ayaa farriinta ku bilaabay, “Mudane Madaxweyne, Ilaahay wuu kaa badbaadiyey iskudeygii Butler, PA si aad u noqoto madaxweynaha ugu saameynta badan qarniga, laga yaabee xataa abid.”

Wuxuu ku soo gabagabeeyey, “Waxaad ii dirtay Israa’iil si aan u noqdo indhahaaga, dhegahaaga iyo codkaaga
Calankeena lama dajin doono oo hoos UMA dhici doono!”

Adigu sidee farriinta safiirka u fasiratay?

> Daljir Media

COMMENTS

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com