Saraakiisha Qaar Kamid ah Kantaroolada Puntland oo Lala Xisaabtamayo (dhegayso)

Saraakiisha Qaar Kamid ah Kantaroolada Puntland oo Lala Xisaabtamayo (dhegayso)

Wasiirka wasaaradda amniga dowladda Puntland Cabdi Xirsi Cali Qarjab oo waraysi gaar ah siinayey warbaahinta Daljir ayaa waxa uu sheegay in tallaabo sharci ah laga qaadayo saraakiisha mas’uulka ka ah kantaroolada uu soo dhaafay qarixii shala lagu qabtay Boosaaso.

DHEGAYSO

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com