Sarkaal Alshabaab u Goostay iyo Ciidankiisii oo La Soo Bandhigay (Sawirro)

HomeWararka

Sarkaal Alshabaab u Goostay iyo Ciidankiisii oo La Soo Bandhigay (Sawirro)

Kooxda Al Shabaab ayaa Degmada Jilib ee gobolka Jubbada Dhexe waxa ay ku soo bandhigeen sarkaal la sheegay in uu ka tirsanaa Ciidamada Maamulka Jubbal

Bare ka tirsan Jaamacada Bada Cas oo diyaariyay shahaadada PhD (dhegayso)+(Sawiro)
Gaas “doorashada Puntland 2019 habkii hore ayay u dhacaysaa “
Warka Fiidnimo iyo Fadxi Aadan Cismaan, Daljir Bossaso (dhegayso)

Kooxda Al Shabaab ayaa Degmada Jilib ee gobolka Jubbada Dhexe waxa ay ku soo bandhigeen sarkaal la sheegay in uu ka tirsanaa Ciidamada Maamulka Jubbaland iyo ciidamoo ilaalo u ahaa oo dhankooda isku soo dhiibay.

Munaasabad ka dhacday Degmada Jilib ayaa lagu soo bandhigay sargaalka iyo ciidamada la socday ee isku dhiibay Xarakada Al Shabaab, waxaana munaasabadaasi ka hadlay sargaalka is dhiibay iyo xubno katirsan Al Shabaab.

Al Shabaab ayaa sheegtay in Col. Yaasiin Faarax Fiilo oo katirsanaa saraakiisha ciidamada Jubbalabd iyo sadex askari oo ilaalo u ahaa ay kasoo baxeen safka ciidamada maamulka ayna iskuna soo dhiibeen dhinacooda.

SAWIRRO

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: