Sawirro-Madaxweynaha Soomaaliya oo Booqday Aqalka Barlamaanka Turkiga

HomeWararka

Sawirro-Madaxweynaha Soomaaliya oo Booqday Aqalka Barlamaanka Turkiga

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta booqday Aqalka Baarlamaanka waddanka Turkiga., wuxuuna la kulmay Guddoomiyaha Baarlamaanka ee wadankaas. Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo Guddoomiyaha Baarlamaanka dalka Turkiga Ismail Kahraman ayaa ka wada hadlay Arrimo dhowr ah oo quseeya xiriirka labada dal. SAWIRRO

Sheeko Gaaban: Sheekada Ismadhaanto – Taxanaha 44aad
Wasiirka Difaaca DFS oo La kulmay Wafdi kasocda Maraykanka (Sawiro)
Abwaan Cabdi Maxamed Axmed (Qabatalow) oo Daljir uwaramay ayaa gabaya ka tiriyay Ardaydii ay DFS u diiday shahaada (daawo)

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta booqday Aqalka Baarlamaanka waddanka Turkiga., wuxuuna la kulmay Guddoomiyaha Baarlamaanka ee wadankaas.

Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo Guddoomiyaha Baarlamaanka dalka Turkiga Ismail Kahraman ayaa ka wada hadlay Arrimo dhowr ah oo quseeya xiriirka labada dal.

SAWIRRO

COMMENTS

WORDPRESS: 1
  • aamina faarax cabdi 7 years ago

    runtii was wadan Ku dayasho mudan oo Muslim ah waana wadanka Kali ah we San ka raja qabo wadamada islaamk

DISQUS: