Sawirro-Qaab nooce ah ayaa madaxweyne Farmaajo loogu soodhoweeyey Sucuudiga.

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed cabdullahi Farmaajo ayaa si heer sare ah loogu soo dhaweeyey Sacuudi Carabiya oo uu saakay ugu dhoofay safarkii ugu horeeyey ee dalka dibaddiisa tan iyo markii la doortay 8 bishan Febaraayo.

Safarka madaxweynaha ayaa ku yimid casuumaad rasmi ah oo uu u soo diray boqorka sacuudiga.

SAWIRRO

IMG_0252IMG_0253IMG_0254

Daljir.com

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com