Shiinaha oo Markab Gargaar ah u Soo Diray Soomaaliya (sawirro)

Shiinaha oo Markab Gargaar ah u Soo Diray Soomaaliya (sawirro)

Dowladda Shiinaha ayaa ku dhawaaqday in Markabkii ugu horreeyay oo sida Shixnad gargaar ah in ay usoo dirtay Soomaaliya si loo caawiyo dadka Soomaaliyeed ee ay Abaaruhu saameeyeen, iyadoona la soo marsiiyey WFP.

Deeqdaan ayaa dhan 2,821 tan , waxaana ay u badan tahay Bariis, waxaana loogu tala galay 223,500 deeqdaan in loo qeybiyo kuwaa soo ku sugan 18-ka gobol ee Soomaaliya.

SAWIRRO

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com