Shacabka Qardho oo Hambalyo U Diray Qaari Ciise Cabdinuur Cashuur (dhegayso)

Shacabka Magaalada Qardho ayaa hanbalyo iyo duco u diray Ciise Cabdinuur Cashuur oo kaalinta 1aad kagalay tartankii quraan akhriska Puntland ee maalmihii ugu dambeeyey ka socdey magaalada Garoowe.

DHEGAYSO


Posted

in

by

Tags:

Comments

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com