Qaar kamid ah shacabka kunool magaalada Qardho ee xarunta gobolka Karkaar oo maanta lahadlay Idaacadda Daljir ayaa waxa ay ka tacsiyeeyeen askartii ku dhimatay weerarkii Af-urur, waxaana ay ciidanka ku booriyeen inay Alshabaab dalka ka sifeeyaan.
DHEGAYSO
COMMENTS