Shacabka Qardho oo Ka Tacsiyeeyey Weerarkii Af-urur Farriina Diray (dhegayso)

Shacabka Qardho oo Ka Tacsiyeeyey Weerarkii Af-urur Farriina Diray (dhegayso)

Qaar kamid ah shacabka kunool magaalada Qardho ee xarunta gobolka Karkaar oo maanta lahadlay Idaacadda Daljir ayaa waxa ay ka tacsiyeeyeen askartii ku dhimatay weerarkii Af-urur, waxaana ay ciidanka ku booriyeen inay Alshabaab dalka ka sifeeyaan.

DHEGAYSO

Faallee ama ka falceli mowduuca kore oo ku guulayso $1 Golis prepaid ah.

Qaybta hoose ee faallooyinka iyo falceliska ku qor magacaaga iyo moobilkaaga Golis, ama email wata magacaaga oo buuxa iyo moobilkaaga noogu soo hagaaji: [email protected]

FAALLOOYIN

Website 0