Wasiir ku-xigeenka wasaaradda shaqada, shaqaalaha, dhalinyarada iyo ciyaaraha ee dowladda Puntland Cabdirisaaq Shire Ismaaciil, ayaa maanta ku dhawaaqay in maalinimada berri ah ay fasexeen shaqaalaha dowladda, maalinta shaqaalaha ee 1da May awgeed.
DHEGEYSO
COMMENTS