Shaqaalaha Puntland oo Loo Fasaxay 1da May Maalinta Shaqaalaha (DHEGAYSO)

Shaqaalaha Puntland oo Loo Fasaxay 1da May Maalinta Shaqaalaha (DHEGAYSO)

Wasiir ku-xigeenka wasaaradda shaqada, shaqaalaha, dhalinyarada iyo ciyaaraha ee dowladda Puntland Cabdirisaaq Shire Ismaaciil, ayaa maanta ku dhawaaqay in maalinimada berri ah ay fasexeen shaqaalaha dowladda, maalinta shaqaalaha ee 1da May awgeed.

DHEGEYSO

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com