Shaqo Abuur Loo Samaynayo Dhalinyarada Soomaaliyeed (dhegayso)

Shaqo Abuur Loo Samaynayo Dhalinyarada Soomaaliyeed (dhegayso)

Wasiirka Ku xigeenka Wasaaradda   Shaqada iyoArimaha Bulshada Cabdicasiis Saalax Armaan  ayaa  Sheegay in wasaaradda  Shaqa u abuurayso Dhaliyarada  Si  ay uga Baaqsadaan  inay Tahriibaan ama  ay Qayb ka Noqdaan oo ay Ku biraan Ururada Argagixisada  waxaa uu intaa ku daray  in   ay Ku Dadaali Doonaan in  ilaa 35940 oo Dhalinyara ah ay U abuuridoonaan  Xirfado ay ku Shaqaystaa.

DHEGAYSO

Faallee ama ka falceli mowduuca kore oo ku guulayso $1 Golis prepaid ah.

Qaybta hoose ee faallooyinka iyo falceliska ku qor magacaaga iyo moobilkaaga Golis, ama email wata magacaaga oo buuxa iyo moobilkaaga noogu soo hagaaji: [email protected]

FAALLOOYIN

Website 1
  • axmed saalax liibaan 2 weeks

    waan soo dhowaynayaa hadalka wasiirka ee ah inshaqo abuur loo samayo dhalinta soomaaliyéed si ay uga baaqsato tahriibta dhibta iyo xanuunka badan madaama aan qibrad u leeyahay OO aàn tahriibayey mudo ka badan 25sano aanayna jirin wax faaiido aanka hayo maantana aan u jecelahay dalkayga OO aan ku helo nabad iyo shaqo waana loo baahan yahay shaqa abuur