SHIIKH CALI WAJIIS IYO XALAALEYNTA FAGIDA QABUURAHAWaa kuma Shiikh Cali Wajiis?

Waxaan ka waraysanay xildhibaan hore Cabdibarre Jibriil, asaga oo soo bandhigaya Shiikha iyo musuqa baahsan ee uu dhex dabaalanayo Xildhibaan hore Cabdibarre ayaa Shiikh Cali Wajiis ku sheegay nin magaca Diinta iyo Sheekhnimada ku qadhaabta oo Madaxweyne Xasan Sheekh ku taageeraa hadba waxa uu rabo in loo xalaaleeyo asaga oo ku sheegay “Shiikh lagu shubto loona adeegsado fulinta hadba musuqa miiska saaran.”

Diwaanka wararka | Daljir Media

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com