Shil Keenay Dhimasho iyo Dhaawac oo ka Dhacay Dhexaadka Dangorayo iyo Garoowe

HomeWararka

Shil Keenay Dhimasho iyo Dhaawac oo ka Dhacay Dhexaadka Dangorayo iyo Garoowe

Inta la xaqiijiyay 4 ruux ayaa ku dhimatay 15 kalena waa dhaawac kaddib markii labo shil oo kala dambeyay ay ka dhaceen wadada laamiga ah ee u dhaxaysa magaalooyinka Garoowe iyo Dangorayo. Warbixintaas oo faahfaahsan waxaa inoo haya wariye Axmed Sheekeeye. Hoos ka dhegayso http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/59247d64020100e4c3708389/Warbixinta+Shil+dhimasho+iyo+dhaawac+sababay+oo+ka+dhacay+meel+u+dhaxaysa+Dangorayo+iyo+Garoowe+.2017+05+232.mp3

Wafdi ka socda dowladda Somalia oo Hague u tegay kiiska Baddeena dihin
Wariye Xasan Kaahiye: “hadii wariye bulbul dacwad lagu haysto Maxkamada hala horkeeno”
Maxay ka wada hadleen Rooble, Cabdi Xaashi & Mahdi Guuleed?

Inta la xaqiijiyay 4 ruux ayaa ku dhimatay 15 kalena waa dhaawac kaddib markii labo shil oo kala dambeyay ay ka dhaceen wadada laamiga ah ee u dhaxaysa magaalooyinka Garoowe iyo Dangorayo.

Warbixintaas oo faahfaahsan waxaa inoo haya wariye Axmed Sheekeeye.

Hoos ka dhegayso

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: