Shir Looga Hadlayo Arrimaha Deegaanka oo Garoowe Ka Dhacay (DHEGAYSO)

Shir Looga Hadlayo Arrimaha Deegaanka oo Garoowe Ka Dhacay (DHEGAYSO)

Madaxweyne ku-xigeenka dowladda Puntland Eng Cabdixakiin Cabdullaahi Cumar Camey ayaa magaalada Garoowe kaga qaybgalay shir weyne looga arrinsanayo arrimaha deegaanka Puntland.

Eng Cabdixakiin Cabdullaahi Cumar Camey ayaa ku dheeraaday maaraynta masiibooyinka deegaanka soo wajaha, u adkaysiga quwadaha rabbaaniga ah, qorshaha dowladda Puntland iyo arrimo kale.

HOOS KA DHEGAYSO

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com