Shir Magaalada Riyad Uga Furmaya Trump iyo Hogaamiyayaasha Wadamada Islaamka

Shir Magaalada Riyad Uga Furmaya Trump iyo Hogaamiyayaasha Wadamada Islaamka

Waxaa lagu waddaa saacadaha soo socda in magaalada Riyaad ee dalka Sacuudiga uu ka furmo shir u dhaxeeya dalalka islaamka iyo sidoo kale dowladda Mareykanka.

Kulanka maanta u furmaya madaxweynaha Maraykanka iyo hogaamiyayaasha dalalka Islaamka ayaa waxaa ka qeyb galaya inta badan hoggaamiyeyaasha dalalka Islaamka iyo Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump.

Magaalada Riyaad ayaa hadda waxaa ku sugan qaar ka mid ah Madaxweynayaasha dalalka Islaamka iyo Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com