Shirka Tabashada Beesha Tanade Daarood: Ma la Kordhiyaa mise Maya? (dhegayso)

Shirka Tabashada Beesha Tanade Daarood: Ma la Kordhiyaa mise Maya? (dhegayso)

Madaxweyne Gaas ayaa maanta Garoowe kaga qaybgalay shirka Isimada Puntland ee Tabashada Beesha Tanade Daarood, kuna saabsan tirsigooda Golaha Wakiiladda Dawladda Puntland.

Hadaba warbxinta hoose waxaa inoo ka diyaarshay wariyaha goobta shirka, CabdiXakiin Xuseen Xasan, Daljir Garoowe.

Hoos ka dhegayso

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com