Xarunta hay’adda cilmibaarista iyo nabadda ee PDRC Garoowe ayaa waxaa goor dhoweyd si rasmi ah uga furmay shirweyne dib loogu eegayo dastuurka dowladda Federalka ah ee Soomaaliya ay gacanta ku hayso ee dalka.
Shirkaaan waxaa goob joog ka ah wasiirka arrimaha dastuurka ee Soomaaliya, xubno katirsan golayaasha dowladda Puntland, ururada bulshada rayidka ee Garoowe iyo hay’ado lagu casuumey inay goob joog ka ahaadaan shirkaasi.
DHEGAYSO
Masawiro
COMMENTS