Shirkadda Nabadda Gobolka Mudug oo Gaalkacyo si Rasmi ah uga Furmay (Sawirro)

Shirkadda Nabadda Gobolka Mudug oo Gaalkacyo si Rasmi ah uga Furmay (Sawirro)

Magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug ayaa waxaa goor dhoweyd si rasmi ah looga daahfuray shir u dhexeeya wasiiro ka kala socda dowladda Puntland, maamulka Galmudug, maamulada gobolka ee labada dhinac gobolka Mudug.

Shirkaani ayaa waxaa looga arrinsanayaa xoojinta ammaanka gobolka Mudug gaar ahaan degmada Gaalkacyo iyo sidii wadashaqayn buuxda ay u dhexmari lahayd Puntland iyo Galmudug.

SAWIRRO

Faallee ama ka falceli mowduuca kore oo ku guulayso $1 Golis prepaid ah.

Qaybta hoose ee faallooyinka iyo falceliska ku qor magacaaga iyo moobilkaaga Golis, ama email wata magacaaga oo buuxa iyo moobilkaaga noogu soo hagaaji: [email protected]

FAALLOOYIN

Website 1
  • Xirsi Dhoore Cali 2 weeks

    Dawlada puntland iyo mamulka galmudug
    Noo micneeya bo
    Daljir idacad siyasaded weye ileen