Shirweynihii Saddexaad ee Jaamacadaha Puntland oo la soo Afmeeray (dhegayso)

Shirweynihii Saddexaad ee Jaamacadaha Puntland oo la soo Afmeeray (dhegayso)

Magaalada Garoowe waxaa lagu soo gabagabeeyay shirkii sannadlaha ahaa ee jaamacaddaha Puntland kaasi oo sannadkaan lagu aasaasay urur midayn doonna jaamacaddaha Puntland, sidoo kalena lagu doortay Guddoomiye iyo Guddoomiye Kuxigeenka hoggaamin doonna ururkaas labbada sanno ee soo socota.

DHEGAYSO

Faallee ama ka falceli mowduuca kore oo ku guulayso abaalmarin AMAL Bank. "AMAL BANK. YOUR FUTURE. OUR MISSION."

AMAL Bank ku Dirso, ku Keydso, ku Maalgasho! Hadaba si aad u hesho abaalmarin AMAL BANK qaybta hoose ee faallooyinka iyo falceliska ku qor magacaaga iyo moobilkaaga, ama email wata magacaaga oo buuxa iyo moobilkaaga noogu soo hagaaji: [email protected]
AMAL Bank. "Your Future. Our Mission"

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0