Shuaban-biyood Dadkii ugu Badnaa ku soo Ritey Degmada Xarfo (dhegayso)

Shuaban-biyood Dadkii ugu Badnaa ku soo Ritey Degmada Xarfo (dhegayso)

Degmada Xarfo  ee gobolka Mudug waxaa ka dilaaay xanuunka shuban biyoodka. Inta laxaqiijiyay shuban biyoodka ayaa soo ritay ku dhwaad boqol qof ,halka MCH ka ay ujifaan dad garaya 60 qof sida uu Radio Daljir usheegay Gudomiayaha Xarfo Bashiir Macalin.

Gudoomiyaha ayaa sido kle sheegay in ilaa iminka ay tobon qof ay u dhimatay xanuunka ilaa horaanti bishaan.  Xanuunka shuban biyoodka ayaa ka dilaacay muddo saddex todobaad ah.  Zubeyr Shiikh ayuu u waramay Gudoomiyaha Xarfo

DHEGAYSO

Faallee ama ka falceli mowduuca kore oo ku guulayso $1 Golis prepaid ah.

Qaybta hoose ee faallooyinka iyo falceliska ku qor magacaaga iyo moobilkaaga Golis, ama email wata magacaaga oo buuxa iyo moobilkaaga noogu soo hagaaji: [email protected]

FAALLOOYIN

Website 0