Siyaasi Maxamud Xaaji Saalax: “Waxaa Bilaabanaya Xisaabtan … Cagojugleytii iyo Yasiddii ayana waa Isbadalaysaa”

Siyaasi Maxamud Xaaji Saalax: “Waxaa Bilaabanaya Xisaabtan … Cagojugleytii iyo Yasiddii ayana waa Isbadalaysaa”

Maxamuud Xaaji Saalax,Wasiirkii hore ee Beeraha Puntland, oo u sugan magaalada Xamar ayaa ka hadlay go’aanka baarlaamka Puntland ay kalsiinidii ugala laabteen golihii wasiirada Puntland.

Maxamuud ayaa yiri “waa tilaabo fican oo horey loo qaaday” waxa uuna sheegay in ay bulshada Puntland ka filayana madaxweynaha inuu la yimaado xukuumad tayo leh, waxna ka badalo siyaasaddii hore ee dhiciska noqotay.

Waxa uu u waramay Cabdi Xakiin Xuseen Xasan, Daljir Garoowe.

Hoos ka dhegayso

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 2
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com