Magaalada Berbera ee xarunta Gobolka saaxil waxaa shalay ku soo xiratay dooni sidday 90 qof oo kamid ahaa dadkii qaxootiga Soomaaliyeed ahaa ee lagu duqeeyay dalka Yeman kuwaas oo u badan dadka beegsada safarada ay ku doonayaan in ay ku galaan wadamada Yurub.
DHEGAYSO
COMMENTS