Soomaaliland oo ku Fashilantay Samaysiga Baasaboor Gaar ah (dhegayso)

Soomaaliland oo ku Fashilantay Samaysiga Baasaboor Gaar ah (dhegayso)

Maamulka Somaliland ayaa lagu eedeeyay in ay ku fashilmeen in ay sameystaan Baasaboor iyaga u gaar ah, islamarkaana ay mas’uuliyiintoodu ku dhoofaan baasabooro ay ka haystaan wadamo kale ama Soomaaliya.

Wasiir ku xigeenkii Hore ee Wasaaradda qorsheynta Cabdikariin Axmed Mooge oo la hadlay Warbaahinta ayaa sheegay in Somaliland ay ku guuldareysatay in ay yeelato Baasaboor.

DHEGAYSO

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com