Soomaaliland,”Dowladda Federalka ah Waxay Siyaasadaysay Gurmadka Abaaraha” (DHEGAYSO)

Soomaaliland,”Dowladda Federalka ah Waxay Siyaasadaysay Gurmadka Abaaraha” (DHEGAYSO)

Maamulka Soomaaliland ee ka arrimiya gobolada waqooyi ee Soomaaliya ayaa ku eedeeyey dowladda federalka ah ee Soomaaliya inay siyaasadaysay gurmadka dadka abaaruhu saameeyeen.

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta Somaliland Cusmaan Cabdullaahi Saxardiid oo la hadlay Warbaahinta ayaa sheegay inaysan aqbali doonin dowladda federalka ah ee Soomaaliya ay gurmad kusoo jiidato qaar kamid ah shacabka kunool deegaamadaasi.

HOOS KA DHEGAYSO

 

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com