SUCUUDIGA OO U EG MID U DIYAARGAROOBAY DIFAACA TALABIIB

SUCUUDIGA OO U EG MID U DIYAARGAROOBAY DIFAACA TALABIIB

Ciidamada Mareykanka ayaa udbahoodii iyo dhigahoodii ka soo raray Qadar isuguna keenay saldhigooda Prince Sultan ee Sucuudi Carabiya. Sida muuqata Sacuudi Carabiya ayaa diyaar u ah ka qaybqaadashada dagaalka Mareykanka iyo Israa’iil ee ku wajahan Iran.

> Daljir Media

COMMENTS

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com