TAAGEER TABABARKA IYO TOOSINTA XILDHIBAANADA & SENATARADA DFS

TAAGEER TABABARKA IYO TOOSINTA XILDHIBAANADA & SENATARADA DFS

Xildhibaanada Soomaaliyeed garab bay kaa rabaan. Aqoon kororsi bay rabaan. Waajibkooda oo ay fahmaan bay rabaan. Xukun-wanaagga oo ay hoggaan u noqdaan baan wada rabaan. Nagu soo biir oo qayb ka noqo hadafkan oo ah awoodsiinta xubnaha Baarlamaanka Soomaaliyeed si ay u siyaadsadaan aqoonta xirfadaha lagama maarmaanka u ah xukun-wanaagga, sida sharcidajinta, caddaaladda, sharci ilaalinta, xuquuqda aadanaha, iyo laxisaabtanka xukuumadda.

Nagu garabistaag deeq, ha ahaato $1, $5, $10, $50, $100, ama hadba wixii aad awooddo.

https://gofund.me/3482f85a
e-Dahab: *113*122344$#
Hormuud Merchant: *789*696171*$#

AF SOOMAALI: Baaq_garabistaag-xildhibaanada1.2

AF INGIRIIS: Urgent_Call_for-support_1.2

TAAGEER TABABARKA XILDHIBAANADA & SENATARADA DAWLADDA FEDERAALKA SOMAALIYA

Farriintaan waxaa idiin soo gudbinaya Xildhibaan Cabdullaahi Xaashi Abiib oo matala gobolka Awdal iyo degmada Gebileh iyo hay’dda Horn and East Africa Parliamentary Institute (HAEAPI) | https://haeapi.org/

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com