Warbaahinta caalamka ayaa saacadihii ugu dambeeyey waxa ay siweyn u hadal haysay muhaajiriin ka soo jeeda qaaradda Africa oo inta xubnihii ugu muhiimsanaa jirkooda lagala baxay meydadkooda lagu yaaciyey saxaraha dalka masiibadu haleeshay ee Liibiya.
HOOS KA DAAWO
https://youtu.be/93XKTqdO4nM
COMMENTS