Taliska Saldhigga Magaalada Qardho oo Digniin soo Saaray (DHEGAYSO)

Taliska Saldhigga Magaalada Qardho oo Digniin soo Saaray (DHEGAYSO)

Taliyaha saldhigga dhexe ee magaalada Qardho Abshir Maxamed Cabbaas, ayaa waalidiinta uga digey inay carruurtooda ka ceshadaan ceelasha biyaha xilli roobaadka, kadib markii maalinimadii shalay labo wiil oo mid meydkiisa la waayey uu ku dhintay buundada magaalada Qardho.

DHEGAYSO

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 2
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com