Taliska Ciidanka Xoogga Dalka oo amar Ku bixiyay in Laga Baneeyo Xarumada iyo Dhismayaasha Ciidanka. Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Maxamad Jimcaale Geedi ayaa Sheegay in Si Sharuud La’aan ay Mudaaniinta Soomaaliyeed ee Deegaansaday Xarumaha iyo Saldhigyadda Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ku baneeyaan, ciddii Ka Dhaga Adeegta Awaamirtaasi laga Qaadidoono Talaabo Sharci ah
Dhegayso
Qorshaha Baneeynta Xarumaha ciidamada Xoogga Dalka ayaa qayb ka ah Soocelinta xarumahii Danta guud ee Dawladda ku waasi oo Gacanta U galay waxii Ka Danbeeyay Burburkii dawladii Dhex ee Soomaaliya Dadka Shacab.
Kowda bisha Luulyo ayay Ku Egtahay Waqtiga kama Danbaysta ee loo Qabtay inay ku Banaanyeen Dadka Dagan Xarumahaasi
Dhegayso
COMMENTS
Waa wax lagu farxo in uu bixiyo dhulkii matada ay laheed oo laga xogay wana is badalkii farmajo