Taliska Xoogga Dalka oo Amar Dhul Banneyn Bixiyey (dhegayso)

Taliska Xoogga Dalka oo Amar Dhul Banneyn Bixiyey (dhegayso)

Taliska Ciidanka Xoogga Dalka oo amar Ku bixiyay in Laga Baneeyo Xarumada iyo Dhismayaasha Ciidanka. Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Maxamad Jimcaale Geedi ayaa Sheegay in Si Sharuud La’aan ay Mudaaniinta Soomaaliyeed ee Deegaansaday Xarumaha iyo Saldhigyadda Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ku baneeyaan, ciddii Ka Dhaga Adeegta Awaamirtaasi laga Qaadidoono Talaabo Sharci ah

Dhegayso

Qorshaha Baneeynta Xarumaha ciidamada Xoogga Dalka ayaa qayb ka ah Soocelinta xarumahii Danta guud ee Dawladda ku waasi oo Gacanta U galay waxii Ka Danbeeyay Burburkii dawladii Dhex ee Soomaaliya Dadka Shacab.

Kowda bisha Luulyo ayay Ku Egtahay Waqtiga kama Danbaysta ee loo Qabtay inay ku Banaanyeen Dadka Dagan Xarumahaasi

Dhegayso

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 1
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com