Taliye Cabdi Axmed Xaashi: “Alshabaab waxay Heshiis Hoose Leeyihiin Soomaalilaan” (dhegayso)

Taliye Cabdi Axmed Xaashi: “Alshabaab waxay Heshiis Hoose Leeyihiin Soomaalilaan” (dhegayso)

Taliye Kuxigeenka Ciidamada Daraawiishata Puntland Cabdi Axmed Xaashi ayaa u sheegay Radio Daljir in maleeshiyada Al-shabaab ay si joogto ah uga soo tallaabaan deegaanada Soomaalilaan, siiba dhanka Burco ee gobolka Togdheer, taakulayn iyo daweyn dhawacana ay ka helaan isla deegaanka.

Dhanka buuraha Calmadow, Taliyuhu wuxuu sheegay in Alshabaab ay caadi uga soo tallaabaan dhanka Burco, sahay iyo deegaanna ay ku leeyihiin aaga Ceeriigaabo.

Waxa uu u waramay Maxamuud Cabdi Ibraahim.

 

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com