Taliye Goojaar: “Dimashadu waa 4 Argagixisada Al-Shabaab iyo 1 Mujaahid Ciidanka Jubaland”

Taliye Goojaar: “Dimashadu waa 4 Argagixisada Al-Shabaab iyo 1 Mujaahid Ciidanka Jubaland”

Dagaal kharaar oo u dhaxeeyay Ciidamada Maamulka Jubaland iyo Dagaal yahano ka tirsan Ururka Al-shabaab ayaa ka dhacay Duleedka magaalada Kismaayo.

Ciidamada Jubaland oo sida la sheegay Kolyo ahaa Duleedka Kismaayo ayaa waxaa wareer xoogan kusoo qaaday Ciidamo ka tirsan Al-shabab waxaana halkaas ka qarxay dagaal hubka culus la isku adeegsaday

inta laxaqiijiyay dagaalkan ayaa waxaa kudhintay 4 qof oo katirsanaa Al-shabaab halka ahl askari oo katirsan ciidamada uu kudhaawacmay.

Hadaba Markii uu daaglku soo idlaaday waxaa saxaafada lahadlay Taliyaha guud ee ciidamada Maamulka jubaland Aadan maxamed ibraahin Goojaar.

Hoos ka dhegayso

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com