Taliye Xinjiradhuuq, “Baaritaan Ayaan Ku Wadnaa 14kii Ruux ee Lagu Qabtay Cuun” (dhegayso)

HomeWararka

Taliye Xinjiradhuuq, “Baaritaan Ayaan Ku Wadnaa 14kii Ruux ee Lagu Qabtay Cuun” (dhegayso)

Taliyaha qaybta booliska gobolka Nugaal Gaashaanle dhexe Cabdirashiid Xinjira Dhuuq oo waraysi gaar ah siinayey Daljir ayaa ka warbixiyey 14 ruux oo dhowaan lagu qabtay deegaanka Cuun ee gobolka Nugaal loogana shakisan yahay inay xiriir laleeyihiin ururka Alshabaab. DHEGAYSO http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/49193/5965d99c0601004c04305d48/Taliyaha+Qeybta+Booliska+gobalka+Nugaal+Cabdirashiid+Maxamuud+Xinjira+dhuuq.mp3

Saaka & Dunida iyo Maxamed Lakiman, Daljir Bosaaso (dhegayso)
Warshadda Salladaha Badbaado (Garoowe): “Aan deegaanka badbaadino”
XULASHADA DALJIR | DEEQO LADAN BASHIIR | BOSAASO 23-JULY-2022

Taliyaha qaybta booliska gobolka Nugaal Gaashaanle dhexe Cabdirashiid Xinjira Dhuuq oo waraysi gaar ah siinayey Daljir ayaa ka warbixiyey 14 ruux oo dhowaan lagu qabtay deegaanka Cuun ee gobolka Nugaal loogana shakisan yahay inay xiriir laleeyihiin ururka Alshabaab.

DHEGAYSO

COMMENTS

WORDPRESS: 1
DISQUS: