Taliye Xinjirodhuuq: “Labadaas Darawal iyo Gaarigoodii iyo Alshabaabkoodiiba waa la Hayaa” (dhegayso)

Taliyaha Qaybta Booliska Nugaal, Gashaanle Sare Xinjirodhuuq, oo Radio Daljir waraysi siiyey ayaa xaqiijiyey in raggaas 14 ka ahi ay yihiin Alshabaab u socday qararka iyo buuraha Bari, laakiin wuxuu ku sii afaeeftay in baaritaanku uu weli socdo.

Taliyaha ayaa sidoo kale Daljir u xaqiijiyey in 2 darawal oo reer Puntland ah iyo gaarigoodiiba ayana gacanta lagu hayo.

Sidoo kale Wasiirka Amniga Puntland, Md. Cabdi Xirsi Qarjab, ayaa asna Daljir u xaqiijiyey in darawalkii iyo gaarigiiba gacanta lagu hayo.

Warbixinta waxaa inoo haya Maxamed Lakiman, Daljir Garoowe.

 


Posted

in

,

by

Tags:

Comments

One response to “Taliye Xinjirodhuuq: “Labadaas Darawal iyo Gaarigoodii iyo Alshabaabkoodiiba waa la Hayaa” (dhegayso)”

  1. hodan Ahmad nuur

    warbaahinta daljir waad kumahadsantihiin sida fiican bulshada ula wadaagtaan arimaha argigixisada

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com