Taxanaha 4aad ee kobcinta waxbarashada Gabdhaha: Waxbar gabadhaada oo ciribtir faqriga (dhegayso)

Taxanaha 4aad ee kobcinta waxbarashada Gabdhaha: Waxbar gabadhaada oo ciribtir faqriga (dhegayso)

Hadafka mawduuca maanta ee “Waxbar Gabdhaha oo Ciribtir Fakhriga” waxa uu abbaarayaa kor-u-qaadida aqoonta gabdhaha iyadoo la yaraynaayo caqabadahaha kaga yimaada deegaanka, dhaqaalaha, iyo caqabadaha kale ee la xariirta tacliintooda.

Sidoo kale mawduucu waxa uu abbaarayaa in gabdhaha laga dhiso oo loo diyaariyo nolosha mustaqbalka iyo kala-gudubka waxbarashada ee heerarka kala duwan ee Primary iyo Secondary ama Hoose-dhexe illaa iyo Dugsi Sare. Sidoo kale Mashruucu waxa uu diiradda saaraya la shaqaynta naadiga wiilasha iyo Macallimiinta hoggaanka u ah Naadiga Wiilasha si loo helo isbaddal muhiim ah oo waara dhanka kala-gudubka gabdhaha heerarka kala duwan ee waxbarashada asaasiga ah ee Primary iyo Secondary ama Hoose-Dhexe iyo Sare.

Hoos kaga bogo.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com