Taxanaha 5aad ee kobcinta waxbarashada Gabdhaha: Waxbar gabadhaada oo ciribtir faqriga (dhegayso)

Taxanaha 5aad ee kobcinta waxbarashada Gabdhaha: Waxbar gabadhaada oo ciribtir faqriga (dhegayso)

Hadafka Mashruuca Waxbar Gabdhaha oo Ciribtir Fakhriga ayaa ah in kor loo qaado aqoonta gabdhaha iyadoo la yaraynaayo caqabadahaha kaga yimaada degaanka, dhaqaalaha, iyo aqabada la xariirta tacliintooda.

Sidoo kale waa in laga dhiso oo loo diyaariyo nolosha mustaqbalka iyo kala gudubka waxbarashada ee heerarka kala duwan ee Primary iyo Secondary. Mashruucu wuxuu diiradda saaraya waxaa ka mid ah la shaqaynta Naadiga gabdhaha iyo Macallimiinta horjoogeyaasha u ah Naadiga si loo helo isbedel muhiim ah oo waara ee isu gudubka gabdhaha heerarka kala duwan ee waxbarashada asaasiga ah ee Primary iyo Secondary.

Hoos kaga bogo barnaamijka maanta ee Waxbar Gabdhaha oo Ciribtir Faqriga.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com